DHAGAYSO:Qaar kamid ah Darawalada Mootobajaajta ee dagmada guriceel oo ka Cabanaya Jidcadayaasha Bacadka ah.

05/03/2018

Listen "DHAGAYSO:Qaar kamid ah Darawalada Mootobajaajta ee dagmada guriceel oo ka Cabanaya Jidcadayaasha Bacadka ah."

Episode Synopsis

Qaar kamid ah Darawalada Mootobajaajta oo ka Cabanaya Jidcadayaasha Bacadka ah ee Dagmada Guriceel. Mootada looyaqaano Bajaajta ayaa waxaa maalmihii danbe ay ku Soo badanayeen  dagmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Mooto Bajaajta ayaa gaabis galisay isticmaalka gadiidkii ay dadku Raacijireen balse haatan bedelkeeda ay dadku isticmaalaan Mootadaasi looyaqaano Bajaajta oo dadku ay ku doorbidayaan Lacag […]
The post DHAGAYSO:Qaar kamid ah Darawalada Mootobajaajta ee dagmada guriceel oo ka Cabanaya Jidcadayaasha Bacadka ah. appeared first on RADIO GALGADUUD.

More episodes of the podcast Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD