Listen "DHAGEYSO: Xildhibaan dalxa amniga waxaa lagu sugi karaa daraaseyn lagu sameeyo…….."
Episode Synopsis
Xildhibaan Maxamed Cumar {Dalxa} oo kamid ah mudanyaasha baarlamaanka fadaraalka Ee soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay radiogalgaduud kaasi oo kusaabsan arimaha Amniga ayaa waxaa uu sheegay in amniga dalka lagu sugi karo daraasaad laga sameeyo Wax yaabaha keeni kara amni darada. Dhanka kale xildhibaan Dalxa ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in lahowl […]
The post DHAGEYSO: Xildhibaan dalxa amniga waxaa lagu sugi karaa daraaseyn lagu sameeyo…….. appeared first on RADIO GALGADUUD.
The post DHAGEYSO: Xildhibaan dalxa amniga waxaa lagu sugi karaa daraaseyn lagu sameeyo…….. appeared first on RADIO GALGADUUD.
More episodes of the podcast Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD
Taliyaal Ciidan oo la magacaabay
19/02/2018
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.