DHAGAYSO:Ciidamo Katirsan Mamulka Galmudug Oo Kubxay Dagaal Kasoo Cusboonaaday Deegaano Hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

14/03/2018

Listen "DHAGAYSO:Ciidamo Katirsan Mamulka Galmudug Oo Kubxay Dagaal Kasoo Cusboonaaday Deegaano Hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan"

Episode Synopsis

Ciidamo katirsan maamulka galmudug  ayaa kubaxay   Dagaal kasoo cusboonaaday  deegaano  hoostaga degmada maxaas ee gobolka hiiraan. Dagaalka oo taagnaa todobadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dagaaladii  u dambeeyay ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux oo  labada maleeshiyo ee degaalanta ka soo kala jeeda sida radio galgaduud uu u xaqiijiyay nabadoon maxamuud […]
The post DHAGAYSO:Ciidamo Katirsan Mamulka Galmudug Oo Kubxay Dagaal Kasoo Cusboonaaday Deegaano Hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan appeared first on RADIO GALGADUUD.

More episodes of the podcast Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD