DHAGEYSO: Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Wadooyinka Xiran ee magaalada mugadisho

06/03/2018

Listen "DHAGEYSO: Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Wadooyinka Xiran ee magaalada mugadisho"

Episode Synopsis

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay xernaasha wadooyinka Muqdisho iyo dhibaatooyinka ay shacabka muqdisho ku qabaan. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in ilaalinta hantida iyo amniga muwaadinka Soomaliyeed ay Xukuumada Soomaaliya masuul ka tahay. Waxa uu tilmaamay in Xukuumada Soomaaliya ay la timado qorshayaal cad cad oo lagu xaqiijinayo […]
The post DHAGEYSO: Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Wadooyinka Xiran ee magaalada mugadisho appeared first on RADIO GALGADUUD.

More episodes of the podcast Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD