Listen "Taliyaal Ciidan oo la magacaabay"
Episode Synopsis
Golaha Wasiirada Somaliya ayaa goor dhaw waxa ay magacaabeen Taliyeyaasha Ciidamada Nabad Suggida Somaliya, Booliska iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyed. Wasiirka amniga iyo Wasiirka Cadaaladda ayaa Shirka gaarka ah ee Golaha Wasiirada Somaliya waxa ay ka soo jeediyeen magacaabistaan xubnahan, iyadoo Golaha Wasiirada ay isku raaceen. Taliyaha NISA waxaa loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen […]
The post Taliyaal Ciidan oo la magacaabay appeared first on RADIO GALGADUUD.
The post Taliyaal Ciidan oo la magacaabay appeared first on RADIO GALGADUUD.
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.