Listen "Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo wajahaya eedo musuq maasuq"
Episode Synopsis
Ciidamada Booliska Israa’iil ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, lagu soo oogay dacwad iyo eedo ah inuu laaluush qaatay. War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in la hayo caddeymo ku filan oo lagu dacweyn karo Mr Netanyahu taas oo ah inuu laaluush qaatay, uu misana ku lug lahaa wax isdabamarin iyo weliba […]
The post Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo wajahaya eedo musuq maasuq appeared first on RADIO GALGADUUD.
The post Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo wajahaya eedo musuq maasuq appeared first on RADIO GALGADUUD.
More episodes of the podcast Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD
Taliyaal Ciidan oo la magacaabay
19/02/2018
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.