Episode Synopsis "[Dhageyso] Casharka 2aad oo ku saabsan cudurka COVID-19"
Qeybta 2aad ee casharo taxane ah oo ku saabsan cudurka COVID-19, waxaa inoo soo jeedinaayo Dr Ahmed Garow Xaaji DhogorDunnida waxaa ka dillaacay cudurka COVID-19 kaasoo sababa Fayras loo yaqaano Coronavirus.Cudurka COVID-19, waxa uu ku faafa bani’adam dhexdiisa gaar ahaan qoyaanka yar ee la socda qofka qaba cudurka markuu qufaco ama hindhiso, ka dib marka ey ka galaan Afka, Sanka iyo Indhaha si toos ah ama dadban (taabashada).Calaamadaha cudurka lagu garto waxaa ka mid ah; qandho, qufac qallalan iyo neefsashada adkaato. Bukaannada qaar waxay yeelan karaan; xanuun jirka ah, daal badan, sanka oo caburmo, sanka ka yimaado dhareero, cuno xanuun iyo shuban. Dhammaan caalamdahaan ma ahan mid u gaar ah Cudurka COVID-19 kaliya.
Listen "[Dhageyso] Casharka 2aad oo ku saabsan cudurka COVID-19"
More episodes of the podcast Cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 6aad oo ku saabsan cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 5aad oo ku saabsan cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 4aad oo ku saabsan cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 3aad oo ku saabsan cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 2aad oo ku saabsan cudurka COVID-19
- [Dhageyso] Casharka 1aad oo ku saabsan cudurka COVID-19