Episode Synopsis "ila soo buubee, Aweys Qamiis Mabuuse & Siteey Maxamed Sheekh (Qosol-wanaag)"
Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo Madadaalada.Heestaani waxeey ku jirtay riwaayaddii Banaadiriga ahayd ee Naxdin iyo Nasiib oo uu figradeeda lahaa, Allaha u naxariistee Abwaan Cumar Akhuuy, waxaa heesta jiliinkeeda lahaa Marisa Karbone iyo Maxamed Cismaan Ina.