Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

12/06/2022 26 min Temporada 1 Episodio 12
Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Listen "Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya"

Episode Synopsis

Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay soo billaabatay tobaneeyo sano kahor.  Dhawaan Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa heshiis la saxiixay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal ugasoo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya. Heshiiskaas xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra'isul wasarahuba waa diideen jiritaankiisa iyo ogaanshiyihiisa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa shidaalka Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira. Waxaa marti ku ah Maxamed Mukhtar oo ah wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!

More episodes of the podcast Maamul Wanaag