Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir

07/08/2025 42 min Episodio 55
Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir

Listen "Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir"

Episode Synopsis

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo. Qeybtan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farhan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku xigeenka SPA, SPA Research Director & qoraaga daraasadda, ayaa ku gorfeynaya nuxurka natiijooyinkii ugu muhiimsanaa ee lagu ogaaday daraasadda.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!

More episodes of the podcast Maamul Wanaag