Listen "Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Qeyb Kamid ah Madasha Samatabixinta"
Episode Synopsis
25-kii Agoosto ee sanadkan, waxaa Muqdisho ku heshiiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeyb kamid ah Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed. Qodobada heshiiska waxaa kamid ahaa in ay xubnaha baarlamaanka federaalka doortaan madaxweynaha sidoo kalena ansixiyaan xilkana ka qaadi karaan raysal wasaaraha & in urur-siyaasadeedkii ka hela ugu yaraan 10% xubnaha baarlamaanka fadaraalka uu noqonayo xisbi qaranQeybtan 57-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Amb. Daahir Maxamuud Geelle oo oo kamid ah afarta xubnood ee heshiiska la galay dowladda federaalka, waxa ay ku falanqeynayaan nuxurka heshiiska iyo mustaqbalka doorashooyinka Soomaaliya. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.