Listen "Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka"
Episode Synopsis
Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoobaxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaawaxaa Muqdisho lagu qabtay 16-19 June, 2025. Hadda waxaasocda kulamo u dhexeeya dowladda federaalka & MadashaSamatabixinta Soomaaliyeed.Qeybtan 54-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge& Xasan Macallin Maxamuud oo ah Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka iyo sidoo kale guddoomiyaha guddigamaamulayay gogosha ayaan ku gorfeynaya wadahadallada socdaee la xiriira arrimaha dastuurka & doorashooyinka. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #HassanMoallimContact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.