Listen "Sidee loo xallin karaa khilaafyada siyaasadeed ee Hirshabeelle?"
Episode Synopsis
Dowlad-goboleedka Hirshabelle waxaa la dhisay bishii October ee sanadkii 2016. Xilligaas, madaxdii dowladda federaalka waxa ay u dedejiyeen dowlad-dhiska si doorashadii dadbaneyd gaar ahaan xubnihii Aqalka Sare uu u doorto baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle sidoo kalena doorashada xubnaha golaha shacabka loogu qabto magaalada Jowhar. Khilaafyo siyaasadeed ayaa ka dhashay sida labada gobol iyo beelaha deggan u wadaagayaan awoodaha maamulka. Khilaafyadaas siyaasadeed ayaa dib-u-dhac ku keenay horumarro badan oo laga sameyn lahaa dowlad-goboleedka.Qeybtan 38-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Maxamed Mukhtar Ibrahim oo ah wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo sidoo kale si gaar ah u hoggaaminayay dadaallo lagu raadinayay xal-u-helidda khilaafka siyaasadeed ee Hirshabelle waxa ay ku falanqeynayaan fursadaha jira iyo siyaabaha looga heshiin karo arrimaha la isku hayo.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.