Listen "Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya, Dib-u-eegista Dastuurka & Doorashooyinka"
Episode Synopsis
Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa u billowday sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Wakhtiga harayna waxa ay u muuqdaan in ay adag tahay in lagu dhameeyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn siyaasiyiin ay kamid yihiin madaxweynayaal & raysal wasaarayaal hore. Qeybtan 51-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Amb Ahmed Isse Awad oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa isla gorfeynaya xaaladda siyaasadda dalka. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at [email protected] Thanks for listening!
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.