Listen "Kaalay Kaalay, Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye"
Episode Synopsis
Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada.Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.
More episodes of the podcast Songs daily Stream
Milgo, Codkii Nimcaan Hilaac
20/10/2021
Sahra, Bashiir Cali Xuseen
06/06/2019
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.