Waa maxay SHAAH IYO SHAXAN

03/11/2023 0 min Temporada 1
Waa maxay SHAAH IYO SHAXAN

Listen "Waa maxay SHAAH IYO SHAXAN"

Episode Synopsis

Shaah iyo Shaxan waa taxane la qabto labadii todobaad mar, Oo bahda Fankeenna ku martiqaadayaan qof shaxankiisa ka waramaya si loo barto oo loogana barto aqoontiisa/aqoonteeda, waa SHAAH IYO SHAXAN