Listen "Maxamuud Xasan"
Episode Synopsis
Todobaadkan iyo #ShaahIyoShaxan podcast, waxaa marti ku ahaa Maxamuud Xasan, oo ah Sharci yaqaan iyo weriye caan ah oo leh waayo-aragnimo ballaadhan dhanka saxaafadda isagoo la soo shaqeeyay wakaaladaha warbaahinta Carabta. Maxamuud, oo sameeyay qaamuuskii ugu horreeyay ee Carabi-Soomaali 2013-kii, sidoo kale waa qoraa iyo abwaan sameeyay gabayo carabi ah. Waxaa kala hadlay mashaariicdiisii hore iyo wax-soo-saarkiisa aqooneed ee soo socda isagoo kala sheekeestay Mustafe Axmed.
More episodes of the podcast Shaah iyo Shaxan
Xuseen Boon
10/07/2025
Maxamed Buux
04/02/2025
Najaax Haaruun
05/09/2024
Khadar Caydaruus
16/08/2024
Muna Axmed
29/07/2024
Axmed Faayis
13/07/2024
Farshaxanka (Cabdinaasir, Shayma iyo Ayaan)
01/02/2024
Axmed Xasan "4by4"
18/01/2024
Huda Cali BANFAS
04/01/2024
ZARZA We are Zarza, the prestigious firm behind major projects in information technology.