Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)

11/03/2025 45 min Episodio 32
Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)

Listen "Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)"

Episode Synopsis

Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) waxaa la aaminsan yahay inuu yahay mid kamid ah isbitaallada ugu casrisan dalka, islamarkaana bixiya adeegyada ugu badan ee caafimaad ee Soomaaliya. Qeybtan 32-aad ee Adeeg Wanaag podcast, Aweis Ahmed, agaasimaha SPA Policy Lab, iyo Maxamed Xuseen Ashraf, oo ah agaasimaha isbitaalka Erdogan, ayaa ku falanqeynaya adeegyada caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka Difger.  #SPAPodcasts #AdeegWanaagPodcast #AdeegWanaag #SomaliPublicAgendaContact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at [email protected] Thanks for listening!

More episodes of the podcast Adeeg Wanaag