mustafe five

tiiraanyadaa jacaylkiyo taahiisa caashaqa dhaaxaan takoormoo la tukubay dhibtiise tashi igu abuurtoo wadnahaad tibaaxdee ha ku taagsan ruuxii tabantaabadaa jecel intan laabta kaatirin ila tiigso noloshoo kalgacaylka ila tabi beerkaad ku taalaaye tabaabushada guushiyo tiigsiga aduunyada wax dhan tabaalaa u tartamay hankaygee inta libintu kaa tagin ila tiiri samohoo taxliisha ila hano tuftu way haboontee 

mustafe five

Latest episodes of the podcast mustafe five